Taliyihii hore ee Nabadsugida Gobolka Banaadir Maxamed Aadan Koofi ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyada ee dowladda Soomaaliya. Mr Koofi oo la sheegay
Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in aan kulamada siyaasadeed lagu qaban karin Hoteellada ku yaalla Muqdisho, iyadoo milkiilayaasha iska leh hoteellada Muqdisho loo jeediyay digniin.
Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa golaha1960 ,golaha codka shacabka soamliyeed ku soo bandhigay gabayo aad uga waramaya xaalada guud ee somaliya ka jirta sanadahan dambe.Sidoo kale gabayadan wuxuu
Isku deygii beesha Isaaq ay ku damacsanaayeen ineey ka hirgeliyaan diiwaan gellinta gobolka Sanaag ayaa ku dhamaaday fashil iyo kalla yaac. Fashilintaas lagu sameeyay qorshayaashii beesha Isaaq, ayaa