Wasaarada Arimaha Gudaha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya sheegtay in aysan aqoonsan doonin natiijada ka so baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin qodobo dhowr ah oo ay wasaaraddu soo saartay.
08 August 2019 (Puntlandes) Ergeyga urur goboleedka IGAD oo maalmahan ku sugnaa magaalad Kismayo ayaa soo gabagabeeyey booqashadii uu ku joogay halkaas, war-saxaafadeed uu ka soo saraay ayuu sheegay
Ciidamada Kumaandooska ee ka tirsan xoogga dalka ayaa maalin ka hor la wareegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ciidamada oo ku hubeysan gaadiidka gaashaaman ay howlgallo
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale u fariisatay dhagaysiga Dacwadda Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Brain Irlam kaasi oo loo haystay khalkhal gelinta Amniga
Ciidanka Xoogga dalka ee sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa Al-Shabaab kala wareegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Kadib Howlgal ballaadhan oo ay sameeyeen ciidanka Kumaandooska Danab