Maxkamad in dhowdba ka socotey dalka Mareykanka ayaa lagu soo gabagabeeyay gobolka Minnesota .Dawadaasoo loo haystey wiilasha Soomaalidaa ee la lagu soo eedeeyey iney rabeen iney ku biiraan
Xaakim ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka ay soomaalidu u badanyihiin ee dalkan Maraykanka ee Minnesota xukun ku riday dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah oo lagu eedeeyay inay taageerayeen isla markaana
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Micheal Keatin ayaa maanta mar kale dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ka socdaan wada hadalo lagu dhameynayo colaada Gaalkacyo.
Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta Bilaabay Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Iyadoo kursiga koowaad ee Xildhibaanka Aqalka sare u matalaya maamulka Hirshabeelle loo doortay Cusmaan Axmed Macow