Dikreeto Sabtidii shalay ka soo baxday xafiiska wasiirka Maaliyadda oo lagu socod-siiyay mas’uuliyiinta Dakhliga gobollada Sool, Sanaag iyo Karkaar ee Puntland, islamarkaana la ogaysiiyay xisaabiyaha guud ee Puntland,
Urur ay ku mediisan yihiin Qareennada dalka Kenya ayaa gal dacwadeed geeyay Maxkamadda sare ee dalka Kenya, waxa ayna Ururkan Maxkamada ka dalbadeen in Dowlada Kenya ka laabato
Ciidamada amniga Puntland ee PSF ayaa sheegay inay burburiyeen godad ay alshabaab ku kaydsan jireen rasaasta iyo raashinka ee buurlayda Calmadow ee Puntland. Qoraalka waxay ku sheegeen in
Hunnan Soomaaliya oo Khayraadkeeda Kusoo Bandhigtay bandhig Carweed lagu qabtay Shiinaha.#NabadIyoNolol#TubahaQaranka Posted by Mahdi M. Gulaid on Thursday, June 27, 2019 Shiinaha iyo Afrika ayaa samaytay madal iskaashi