. Shirka oo ay ka qayb galeen madaxda sare ee Wasaaradda Warfaafinta dowladda federalka somaliya iyo Wasiirada Warfaafinta ee dowlad goboleedada .Shirkaasi oo laga soo saaray warmurtiyeed
Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha cusub ee Galmudug waxaa ku dhashay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, 8-dii bishii July sanadkii 1949-kii, iyadoo Dugsiga Hoose/Dhexe uu ku soo qaatay
Ciidamada dawlada Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa iyo raggii watay, kuwaas oo la doonayay in lagu bartilmaameedsado xarumo ku yaala magaalada Bosaso. Ragga
Dowladda Shiinaha ayaa lacag dhan 10 Milyan oo dollar oo loogu tala galay dadka ay Abaaruhu saameeyeen ee ku sugan Soomaaliya waxa ay ku wareejisay Hay’adda Cuntada Adduunka
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka ayaa Mooshin ka gudbiyay Hannaanka loo dhisayo Ciidamada Qaranka, waxayna ka soo horjeeda qaabka la doonayo Ciidamada in lagu dhiso. Wasiirkii hore ee Gaashandhigga