Mudane Cawad Axmed Cashare waa siyaasi wakhti dheer ku soo jirey siyaasadda somaliya ,Cawad wuxuu ka soo qaybqaatay halgankii loo galayxoriyadda ay somalidu godka ku tuurtay.Ka dib burburkii
Ciidamada ammaanka ayaa ku qabtay agagaarka Isgoyska Sayidka gaari walxaha qarxa lagu soo buuxiyey, Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegay in gaarigan ay ku raad-joogeen, ayna hayeen xogtiisa, waxaana
Xarunta ilaalada gaadiidka ee magaalada muqdisho ayaa lala eegtay qaran .kaa soo sababay dhimasho iyo dhaawac. Madaxweynaha somaliya ayaa sheegay in al shabaab ay had iyo jeer beegsadaan