Waraysigan oo uu aad ugu bal-balaariyey ENG Cabdicasiis Xaaji Maxamed dhibaatooyinka somaliya ku habsadey waxyaabaha ay salka ku hayaan iyo wadooyinka loo mari karo daaweyntooda.Waxa kale oo uu
Prof Cabdirashiid Cabdiraxman (Geyre) ayaa golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan u mariyey ummadda soamliyeed sida ugu haboon ee rajada mustaqbal ee dadka somaliyeed lagu soo celin karo
Q:2aad /Waraysiga aqoonyahanku wuxuu kaga waramay qaababka u gu fiican ee dadku u buuxin karaan cashuuraha ,ha ahaadaan dadka ka shaqeeya kembeniyada ama ganacsata dukaamaleyda ah iyo dad
Aqoonyahan Xuseen Nur wuxuu Mujtamaca somaliyeed uGu soo bandhigay golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,Sida ay ku yeelan karaan ama ku samaysan karaan Dhaqaale iyo hanti maguurta
Waraysiga aqoonyahanku wuxuu kaga waramay qaababka u gu fiican ee dadku u buuxin karaan cashuuraha ,ha ahaadaan dadka ka shaqeeya kembeniyada ama ganacsata dukaamaleyda ah iyo dad iskood
Maamulka , xubnaha golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin waxay ummadda somaliyeed ugu baaqayaan in la gargaaro dadka somaliyeed ee Abaaruhu ku hayaan dalka somaliya dhexdiisa,Ayna ka