Shirkii Isimada somaliyeed ayaa ka furmay Magaalada Qarsho. waxaa ka soo qayb-galay inta badan Hoggaanka dhaqanka Soomaalida oo ka kala yimid dhamaan deegaanada Soomaalid degto. Waxaana ku sugan madasha in
Afar ruux ayaa ku dhaawacmay oo labo ka mid ah ay ahaayeen askar ka tirsan ciidanka dowladda, kadib qarax ka dhacay degmada Hodan. Qaraxan oo ahaa mid laga
Banaan bax ballaaran oo ay ka qeyb galaan boqolaal shacab oo ay hogaaminayaan Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir,odayaasha ay isbaaradu u taalo muqdisho Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo siyaasiyiin
Dawladda Puntland ayaa goor dhaweyd Warsaxaafadeed deg deg ah ka soo saartay xaaladdaha ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, taas oo ka dambeysay markii ay Somaliland
Barnaamijka kororso aqoontaada oo ka baxa Golaha 1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed,Barnaamijkan oo aanu had iyo jeer ku soo qaadano qoraalada iyo fikradaha aanu is leenahay waa ay
Alla how naxariistee waxaa dalka Maraykanka ku geeriyoodey Maxamed suldaan Maxamud Cali Shire Eheladii iyo qaraabadiisana ilaahay Samir iyo iimaan ha ka siiyo