fadhigii Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa dib la isugu soo laabtay mooshinkii dhowaan la horkenay baarlamanka ee ku saabsanaa Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe. Fashigaas oo
Gudigii dib u eegista dastuurka oo in muddo ahba ku mashquulsanaa iyga oo aan wada joogin xafiisna lahayn Iney dib u eegid ku sameeyaan dastuurka .Ka dib wixii ay
Dhowr dal oo afrikaana waxaa caado u noqotay hadba ciidamadooda tababarka dhamaystata iney u soo diraan somaliya si ay waaya aragnimo dagaal uGu yee shaaan,muddo 10 sano ay ciidanka Amisom
Baarlamanka Dowladda Puntland oo shir aan caadi ahayni uga socdo xaruntooda magaalada garoowe ayaa shaaca ka qaaday in uu go’aan ka qadan doono Arimaha musiibadda tahriibka ee ka jira
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa maanta si toos ah u bilowday dhageysiga dacwada loo heysto 13 eedeysano oo loo heysto weerarkii bishii Febraayo lagu qaaday diyaaradda Daallo Airline.
“Aad baan uga naxay runtii dhimashada ka dhalatay musiibadii ka dhacday Badda Meditarrean-ka, waxaana tacsi u dirayaa qoysaska iyo ehelada dadkii ku dhintay dhacdadaasi, waxaana alle uga baryayaa
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka Xukumadda Somalia ayaa sheegtay in mooshinka ay ka war-qabaan, balse ay habooneyd in xildhibaannada intii aysan Mooshinka keenin ay u yeeraan Wasiirka Arrimaha