Xaakim ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka ay soomaalidu u badanyihiin ee dalkan Maraykanka ee Minnesota xukun ku riday dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah oo lagu eedeeyay inay taageerayeen isla markaana
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Micheal Keatin ayaa maanta mar kale dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ka socdaan wada hadalo lagu dhameynayo colaada Gaalkacyo.
November 12, 2016- Waxa u suurta gashay Golaha1960 inaan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanno Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey). Sidoo kale
Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta Bilaabay Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Iyadoo kursiga koowaad ee Xildhibaanka Aqalka sare u matalaya maamulka Hirshabeelle loo doortay Cusmaan Axmed Macow
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug uu ka bilaawday Magaaladaasi. Dagaalkani ayaa