Af gembi ay ciidamadu hogaaminayeen ayaa ka dhacay dalka Turkiga,kaasi oo fashimay markii ay ku guulaysan waayeen iney qabsadaan xarunta nabad sugidda ,taasi oo keentay iney laga adkaaday
Dhalinyarao laga soo ururiyey goblada qaarkood laguna sheegay iney yihiin ciyaartoyga kubadda cagta ee dowlad Goboleeda ayaa la filayaa inuu taratan ciyaareed manta uga furmo garoonka kubadda Cagta ee Banaadir
Maamulaha Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho Gurey Xaaji ayaa beeniyay war ka soo baxay Nabadsugida oo ahaa in la qabtay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo
Ciidamada Nabad-sugida ayaa sheegay inay Magaalada Muqdisho ku qabteen gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu weeraro Hoteelka Maka Al-Mukarama. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir,
Jen. C/llaahi Gaafow oo si KMG ah u haayo xilka Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka si rasmi ah xilkaas loogu magacaabi doono maalmaha soo socdo. Wararka ayaa sheegaya in
Golaha Amaanka ee QM ayaa diidey qoraal codsi ah oo uga yimid Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata, kaas oo ku saabasan in ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya laga