Latest
Wararka
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Mudane cawaale qaadiid siiyey golaha1960 wuxuu aad ugaga hadlay dhibaatooyinka dhaqaale ,caafimaad iyo burbur bulshadaba uu keeno qaadku. Sidoo kale wuxuu bushada somaliyeed
Read More
Waraysi
Waraysigan ay Drs Hodan Siciid cise oo ah marwada koowaad ee Puntland siisey golaha1960 ,golaha codka somaliyeed iyo websidhada golaha .Waxay aad ugaga hadashay baahida dhinacyada kala duwan
Read More
Wararka
admin |
November 12, 2016
November 12, 2016- Waxa u suurta gashay Golaha1960 inaan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanno Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey). Sidoo kale
Read More
Wararka
Read More
Wararka
https://youtu.be/qHWXvBmsX3s?t=492
Read More
Wararka
https://youtu.be/eDQZqpmrgHY
Read More
Wararka
November 10 2016 (Puntlandes)–Gollaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa ku dhiiri galiyay wadamada caalamka inay sii wadaan wada shaqaynta Soomaaliya eek u saabsan la dagaalanka burcadbadeeda. 15 xubnood ee
Read More
Wararka
Ciidanka dowladda Puntland ayaa howlgalo kadhan ah kooxda argagixisada ah ee Daacish ka bilaabay degmada Qandala ee gobolka Bari iyo deegaamada hoosyimaada, iyadoona shalay galab duleedka Qandala oo
Read More
Wararka
Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta Bilaabay Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Iyadoo kursiga koowaad ee Xildhibaanka Aqalka sare u matalaya maamulka Hirshabeelle loo doortay Cusmaan Axmed Macow
Read More
Wararka
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf xusen Jimcaale Madaale ayaa maanta Boqolkun oo dollar ku wareejiyay maamulka Degmada Hodan iyo Gudigii ka shaqeeyay dib udhiska
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle siiyey golaha1960 iyo websaydhadiisa iyo kuwa ay xiriirka leeyihiin, golaha codka shacabka somaliyeed ee GOLAHA1960 .Waraysigan oo uu kaga hadlay dhibaatooyinka ka dhalankara mustaqbalka doorashada
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug uu ka bilaawday Magaaladaasi. Dagaalkani ayaa
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Dr Maxamud Xuseen Cigeh siiyey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed ,wuxuu aad ugaga hadlay shaqada uu qabto banku ,sida uu ula shaqeeyo wadamada xubnaha ka ah
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada golaha,iyo kuwa xiriirka la leh. sida. www.golaha1960.com ,www.Arrimaha.com iyo www.puntlandes.com.Kaasoo uu aad ugaga faalooday doorashooyinka
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
Read More
Wararka
Wasiirka Difaaca Burundi, Emmanuel Ntahomvukiye oo xildhibaanada baarlamanka dalka Burundi uga jawabaayay su’aalo ku saabsan Ciidanka Nabad-ilaalinta Burundi ee Somalia ku sugan ayaa sheegay inaysan meesha ka
Read More