Latest
Wararka
Read More
Wararka
admin |
November 26, 2016
Alxaaji Maxamed Yaasiin oo ah Ganacasade Soomaaliyeed isla markaana ah musharrax u taagan loollanka jagada Madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2016. Xaaji Maxamed ayaa horay isugu soo sharraxay xilkan
Read More
Wararka
Dhammaan maamulka iyo inta dheysata golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed waxay TACSI u dirayaan dhamaan eheladii iyo caruurtii ay ifka kaga tagtay alla how naxariistee marxuumad DAHABO ALI
Read More
Wararka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa fariin u diray musharixiinta sanadkaan tartameyso iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed, fariin taasi oo ku wajahay doorashada sanadkaan. Xasan Sheikh Maxamuud, wuxuu sheegay
Read More
Wararka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta 23 Nevember 2016 ka qayb galay aas qaran oo magaalada Garoowe loogu sameeyey Illaahay ha’u naxariistee xildhibaan Daahir
Read More
Wararka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 November, 2016 waxa uu shir aan caadi ahayn isugu yeeray golaha wasiirada Dawladda Puntland, waxaana shirkaas oo
Read More
Waraysi
waraysigan aadka u xiisaha badan ee Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey golaha1960 iyo wabsaydhada ku xiran ,wuxuu aad ugaga hadlay Musuq maasaqa hareeyey doorashada Baarlamaanka labada aqal ee
Read More
Wararka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland xili maalmahii lasoo dhafay uu safar shaqo
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kula kulmay xarunta Madaxtooyada Puntland wafdi uu Hoggaaminayay Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland, Aaward Bell. C/weli Gaas iyo Wafdiga, ayaa
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Waan iska casilay xilkii guddiga dorashoyinka Maanta oo ay raariikhdu tahay 21.11.16 Waxan m.wayanaha dawladda PL mudane C.weli Maxed Cali Gaas u gudbiyay istiqaalad rasmi ah oo aan
Read More
Wararka
admin |
November 20, 2016
Eng. Cabdicasiis Xaaji Maxamed Xuseen ayaa si qota dheer u faahfaahiyey musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya, musuqmaasuqaa oo sida uu sheegay salka ku haya nidaamka dawliga ah ama fadaraalka.
Read More
Wararka
Waxaa maanta ka qabsoomay magaalada garowe kulan balaaran oo looga hadlayo sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa qoysaska ku barakacay abaaraha ku dhuftay deegaanada iyo Gobolada
Read More
Wararka
Maxkamad in dhowdba ka socotey dalka Mareykanka ayaa lagu soo gabagabeeyay gobolka Minnesota .Dawadaasoo loo haystey wiilasha Soomaalidaa ee la lagu soo eedeeyey iney rabeen iney ku biiraan
Read More
Wararka
https://youtu.be/z7z5oqChLcc
Read More
Wararka
Xaakim ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka ay soomaalidu u badanyihiin ee dalkan Maraykanka ee Minnesota xukun ku riday dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah oo lagu eedeeyay inay taageerayeen isla markaana
Read More
Wararka
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Micheal Keatin ayaa maanta mar kale dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ka socdaan wada hadalo lagu dhameynayo colaada Gaalkacyo.
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Aqoonyahan Cabdicasiis Xildhibaan siiyey golaha1960 iyo websidhda ay xiriirka leeyihiin wuxuu aad uguga hadlay xaaladda somaliya ay hadda ku sugan tahay Doorashooyinka la filayo, amniga
Read More
Wararka
Read More