Dowladda Turkiga oo lagu bartay caawimidda magaalooyin gaara ayaa sheegtay iney dib u soo celin doonto caawimadaii ay somaliya siin jirtey Taasi oo ay shaacisay iney fulin doonto
Saraakiisha ciidamada Midowga Africa ee arrimaha ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay ka fiirsan doonan howlaha ay ka hayaan gudaha Soomaaliya, haddii aan daganaansho la’aan loo helin arrimaha
Wakiilka Ururka Midowga Yurub ee Arrimaha Somalia Michele Cervone D’Urso, ayaa ka hadlay sababaha ay 20% uga dhimeen Mushaaraadkii ay siin jireen ciidamada Midowga Afrika ee ka hawl-gala Soomaaliya
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay meel marisay Xeerka lagu dhaqi doono tacliinta sare ee Puntland, kaas oo ahaa mid muhiimad gooni ah
Wasiirka wasaaradda Amniga dowladda Puntland ayaa shaaciyay in wixii maanta ka bilowday aysan deegaanada Puntland ka howlgali karin ganacsatada looyaqaan bedel bedelka ee magaalooyinka ka wareejiya Gaariyoolada lagu