Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa maanta si toos ah u bilowday dhageysiga dacwada loo heysto 13 eedeysano oo loo heysto weerarkii bishii Febraayo lagu qaaday diyaaradda Daallo Airline.
“Aad baan uga naxay runtii dhimashada ka dhalatay musiibadii ka dhacday Badda Meditarrean-ka, waxaana tacsi u dirayaa qoysaska iyo ehelada dadkii ku dhintay dhacdadaasi, waxaana alle uga baryayaa
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka Xukumadda Somalia ayaa sheegtay in mooshinka ay ka war-qabaan, balse ay habooneyd in xildhibaannada intii aysan Mooshinka keenin ay u yeeraan Wasiirka Arrimaha
Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa goor dhaw ku dhawaaqdey in la joojiyey Dal kugalkii lagu aadi jirey dalka Suudaan, waxa ayna sheegeen in ay sababtu tahay in la
Fadhi ay yeesheen Baarlamaanka federalka soomaaliya aya maanta ku soo dhamaday is qabqabsi ka dib markii xildhibaanada qaar qeylo dheer ugaga soo horjeesteen cod la gelin lahaa mooshinkii